Tuesday , December 11 2018
Hoy / Qaamuus / Aashuun

Aashuun

Aashuunka

Weel biyaha lagu shubto oo laga sameeyay dhoobo.

Adeegsi

Malbo; jalxad; shaanbi; ballaas.

Ku salaysan Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Yaasiin C. Keenadiid (1976), iyo Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Annarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur (2012), iyo Soo Maal: Qaamuus AfSoomaali (2013), Aadan Xasan Aadan (tif.)

Skip to toolbar