Sunday , August 25 2019
Hoy / Qaamuus / Abaydin

Abaydin

Abaydinta

1. Carruur, caanaha ay hooyada ka nuugaan, ka gooyn.

2. Caano aan kuwa hooyo ahayn (oo xoolaad) carruur siin oo ku korin.

3. Caruurta lafteeda.

Ku salaysan Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Yaasiin C. Keenadiid (1976), iyo Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Annarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur (2012), iyo Soo Maal: Qaamuus AfSoomaali (2013), Aadan Xasan Aadan (tif.)

Skip to toolbar