Tuesday , December 11 2018
Hoy / Qaamuus / Agaasin

Agaasin

Agaasinka

Hab wanaagsan ama si wanaagsan oo wax loo maamulo ama loo dhaqaaleeyo ama loogu arrimiyo; nidaam; maamul.

Ku salaysan Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Yaasiin C. Keenadiid (1976), iyo Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Annarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur (2012), iyo Soo Maal: Qaamuus AfSoomaali (2013), Aadan Xasan Aadan (tif.)

Skip to toolbar