Thursday , November 15 2018
Hoy / Qaamuus / Aqool

Aqool

Aqoosha

1. Wax dad badan ka dhexeeya (cunno, kd.) kala agaasin iyo qayb-wanaaggooda. 2. Gooraha wax la cuno middood. 3. Sooryo; qorsho. 4. Wadid, meelgeyn.

Ku salaysan Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Yaasiin C. Keenadiid (1976), iyo Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Annarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur (2012), iyo Soo Maal: Qaamuus AfSoomaali (2013), Aadan Xasan Aadan (tif.)

Skip to toolbar