Thursday , November 15 2018
Hoy / Qaamuus / Asiili

Asiili

Asiiliga

1. Sharaf leh; gob.

2. Asalkii ah; aan u ekaysiis ahayn; asli.

Ku salaysan Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Yaasiin C. Keenadiid (1976), iyo Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Annarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur (2012), iyo Soo Maal: Qaamuus AfSoomaali (2013), Aadan Xasan Aadan (tif.)

Skip to toolbar