Tuesday , December 11 2018
Hoy / Qaamuus / Axal

Axal

Axalka, axasha

1. Xili u dhexeeya ximirka iyo xayska.

2. Xab is haysta oo adag.

Ku salaysan Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Yaasiin C. Keenadiid (1976), iyo Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Annarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur (2012), iyo Soo Maal: Qaamuus AfSoomaali (2013), Aadan Xasan Aadan (tif.)

Skip to toolbar