Monday , March 25 2019
Hoy / Qaamuus / Caalqaadasho

Caalqaadasho

Caalqaadasho(da)

Wax iska dhicin iyo dagaal gabid; isdhiibid; iscaalin.

Ku salaysan Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Yaasiin C. Keenadiid (1976), iyo Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Annarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur (2012), iyo Soo Maal: Qaamuus AfSoomaali (2013), Aadan Xasan Aadan (tif.)

Skip to toolbar