Monday , July 22 2019
Hoy / Qaamuus / Canab

Canab

Canab(ka)

1. Miro yaryar oo kulkulucsan oo dhowr midab (guduud; cagaar,...) leh, oo cuntub-cuntub u baxa; sidoodaa lagu cunaa, ama khamraa laga sameeyaa, ama inta la engajiyo baa laga dhigaa. 2. Geedka mirahaasi ka baxaan ama . 3. Kuul mirahaas u eg.

Ku salaysan Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Yaasiin C. Keenadiid (1976), iyo Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Annarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur (2012), iyo Soo Maal: Qaamuus AfSoomaali (2013), Aadan Xasan Aadan (tif.)

Skip to toolbar