Monday , September 23 2019
Hoy / Qaamuus / Dadabgal

Dadabgal

Dadabgalka

Dadab loo sameeyo, dadka guurdoonka ah (gabdhaddoon) u yimaadda; riddingal; ardaaggal.

Ku salaysan Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Yaasiin C. Keenadiid (1976), iyo Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Annarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur (2012), iyo Soo Maal: Qaamuus AfSoomaali (2013), Aadan Xasan Aadan (tif.)

Skip to toolbar