Monday , March 25 2019
Hoy / Qaamuus / Dhabxanag

Dhabxanag

Dhabxanagga

Afka saqafkiisa kore oo u kala baxa dhinac laf leh oo adag oo ilkaha xiga, iyo dhinac jilicsan oo hilib leh oo dalqada xiga; (ama dhanxarag; dhanxanag; dhanxalag).

Dhig

Dhanxanag; dhanxarag.

Ku salaysan Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Yaasiin C. Keenadiid (1976), iyo Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Annarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur (2012), iyo Soo Maal: Qaamuus AfSoomaali (2013), Aadan Xasan Aadan (tif.)

Skip to toolbar