Friday , October 18 2019
Hoy / Qaamuus / Dhafan

Dhafan

Labo wax ama ka badan oo isku dhex darsan; dheehan; taraxan.

Ku salaysan Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Yaasiin C. Keenadiid (1976), iyo Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Annarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur (2012), iyo Soo Maal: Qaamuus AfSoomaali (2013), Aadan Xasan Aadan (tif.)

Skip to toolbar