Monday , July 22 2019
Hoy / Qaamuus / Diin

Diin

Diinka, diinta

1. (-ka) a) Maamu xag Ilaah laga jideeyay oo dad ku dhaqmo; hab weyn oo lagu dhaqmo oo Ilaah loogu dhowaado; (ama diinta).

b) Bahal xamaaratada ka mid ah oo aad u gaabiya oo miyiga ku dhaqma; qolof xoog badan baa ku rogan, wuxuuna u eg yahay qubada badda; (ama diindiin).

2. (-ta) Diinka.

Ku salaysan Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Yaasiin C. Keenadiid (1976), iyo Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Annarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur (2012), iyo Soo Maal: Qaamuus AfSoomaali (2013), Aadan Xasan Aadan (tif.)

Skip to toolbar