Monday , September 23 2019
Hoy / Qaamuus / Duur

Duur

Duurka

1. Geedo badan oo meel ku wada yaal; hawd; jiq; miyi.

2. Geed magacii.

Ku salaysan Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Yaasiin C. Keenadiid (1976), iyo Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Annarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur (2012), iyo Soo Maal: Qaamuus AfSoomaali (2013), Aadan Xasan Aadan (tif.)

Skip to toolbar