Wednesday , June 26 2019
Hoy / Qaamuus / Fuud

Fuud

Fuudka

Dhacaanka ka baxa hilibka iyo kalluunka iyo cagaarta kolka biyo ama caano ama wax la mid ah lagu kariyo; maraq.

Dhig

Maraq.

Ku salaysan Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Yaasiin C. Keenadiid (1976), iyo Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Annarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur (2012), iyo Soo Maal: Qaamuus AfSoomaali (2013), Aadan Xasan Aadan (tif.)

Skip to toolbar