Wednesday , June 26 2019
Hoy / Qaamuus / Gaaggax

Gaaggax

Gaaggaxa

1. (xool) kolka inta neefka la lisayaa godlado, haddana inta uu wax qoonsado ama dareemo, godolku ku baabba'o oo caanuhu ka iman waayaan.

2. Wax kasta oo la rabay in la yidhaahdo ama la falo, oo wax la qoonsaday darteed qofka ka iman waaya oo ku baabba'a.

Ku salaysan Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Yaasiin C. Keenadiid (1976), iyo Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Annarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur (2012), iyo Soo Maal: Qaamuus AfSoomaali (2013), Aadan Xasan Aadan (tif.)

Skip to toolbar