Sunday , August 25 2019
Hoy / Qaamuus / Gaari

Gaari

Gaarida

1. Qof dumar ah oo maamulka aqalkeeda iyo iyada nafteedaba aad u ilaalisa oo uga adag; aan baali ahayn.

2. (-ga) Gaadiid garangaro leh oo la rarto ama la raaco oo ama matoor wado ama wax kale jiidaan.

Ku salaysan Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Yaasiin C. Keenadiid (1976), iyo Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Annarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur (2012), iyo Soo Maal: Qaamuus AfSoomaali (2013), Aadan Xasan Aadan (tif.)

Skip to toolbar