Wednesday , April 25 2018
Hoy / Qaamuus / Gacanqaad

Gacanqaad

Gacanqaadka

1. Gacansaar; salaan.

2. Xaalsiin; u hoyad.

3. Dagaal.

4. Wax siin.

Ku salaysan Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Yaasiin C. Keenadiid (1976), iyo Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Annarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur (2012), iyo Soo Maal: Qaamuus AfSoomaali (2013), Aadan Xasan Aadan (tif.)

Skip to toolbar