Monday , July 22 2019
Hoy / Qaamuus / Galool

Galool

(-ka) Geed qodax leh oo sarmaanta u eg; wuxuu lee yahay laamo toostoosan oo qalab badan laga jaro (udbo, dhigo, hangoollo, ulo,...) maydhax laga sameeyo kebdo, xargo; ..; asal wax lagu aslo sida shaahana loo cabbo.

2. (-sha) Mindhicirka qaarkii.

Ku salaysan Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Yaasiin C. Keenadiid (1976), iyo Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Annarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur (2012), iyo Soo Maal: Qaamuus AfSoomaali (2013), Aadan Xasan Aadan (tif.)

Skip to toolbar