Sunday , August 25 2019
Hoy / Qaamuus / Gorod

Gorod

1. (-ka) Neef gordan; madaxa midab gaar ah ku leh.

2. (-da) Midab kan oogada kale ka duwan oo madaxa ku kooban; madax.

Ku salaysan Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Yaasiin C. Keenadiid (1976), iyo Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Annarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur (2012), iyo Soo Maal: Qaamuus AfSoomaali (2013), Aadan Xasan Aadan (tif.)

Skip to toolbar