Monday , September 23 2019
Hoy / Qaamuus / Habeeno

Habeeno

Habeenada

1. Iin araggu yeesho oo wixii fog aan dhab loo arki karin.

2. Aragga maalintii wanaagsan habeenkiina xun ee dhib wax ku arka.

Ku salaysan Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Yaasiin C. Keenadiid (1976), iyo Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Annarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur (2012), iyo Soo Maal: Qaamuus AfSoomaali (2013), Aadan Xasan Aadan (tif.)

Skip to toolbar