Monday , September 23 2019
Hoy / Qaamuus / Hadaf

Hadaf

Hadafka

1. Wixii la fali lahaa ama la rabay in la yeelo oo inta la garan waayo, wax kale la falo ama la yeelo; gef; ilduuf.

2. Toogo; himilo.

3. Baaq; halhays; sawd.

Ku salaysan Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Yaasiin C. Keenadiid (1976), iyo Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Annarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur (2012), iyo Soo Maal: Qaamuus AfSoomaali (2013), Aadan Xasan Aadan (tif.)

Skip to toolbar