Sunday , May 19 2019
Hoy / Qaamuus / Hagardaamo

Hagardaamo

Hagardaamada

Hagar cid wax ku yeelid ama hawl ku qabasho; luggooyo; (ama hagardaanyo).

Ku salaysan Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Yaasiin C. Keenadiid (1976), iyo Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Annarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur (2012), iyo Soo Maal: Qaamuus AfSoomaali (2013), Aadan Xasan Aadan (tif.)

Skip to toolbar