Monday , March 25 2019
Hoy / Qaamuus / Heeryo

Heeryo

Heeryada

Rarada, abjedyada, kd., awrta kolka la rarayo dusha laga saaro, intaan gurgurka iyo dhigaha iyo alaabada kale la saarin; (ama reeryo).

Ku salaysan Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Yaasiin C. Keenadiid (1976), iyo Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Annarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur (2012), iyo Soo Maal: Qaamuus AfSoomaali (2013), Aadan Xasan Aadan (tif.)

Skip to toolbar