Monday , March 25 2019
Hoy / Qaamuus / Heeshi

Heeshi

Heeshiga

(ceel, xoolo irmaan..) caano ama biyo ama wax kale oo la mid ah oo aad u tiro badan.

Ku salaysan Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Yaasiin C. Keenadiid (1976), iyo Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Annarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur (2012), iyo Soo Maal: Qaamuus AfSoomaali (2013), Aadan Xasan Aadan (tif.)

Skip to toolbar