Sunday , August 25 2019
Hoy / Qaamuus / Yagcar

Yagcar

magac, dhedig, keli

Yagcar(ta)

1. Geedaha xijiga jaad ka mid ah oo xabag udgood (mayddi) dhala; geedka maydiga laga sarco.

2. Qof dambi galay yakada la saaro. "Shan kun oo yagcar ah bixi."

Adeegsi

"Shan kun oo yagcar ah bixi."

Dhig

Yako.

Ku salaysan Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Yaasiin C. Keenadiid (1976), iyo Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Annarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur (2012), iyo Soo Maal: Qaamuus AfSoomaali (2013), Aadan Xasan Aadan (tif.)

Skip to toolbar