Monday , October 22 2018
Hoy / Qaamuus / Yamxeero

Yamxeero

magac, dhedig, keli

Yamxeero(da)

Adeegsi

"Yamxeerada ka daa xoolaha, yaanay kaa barako beelin e."

Dhig

Dayro.

Ku salaysan Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Yaasiin C. Keenadiid (1976), iyo Qaamuuska Af-Soomaaliga ee Annarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur (2012), iyo Soo Maal: Qaamuus AfSoomaali (2013), Aadan Xasan Aadan (tif.)

Skip to toolbar