AammuusLoading…La wadaagFal1Hadalka oo la joojiyo ama la iska daayo.Wuxuu aammuusay markii uu maqlay guuxa.Aammuus oo ha hadlin inta uu macallinku hadlayo.