QAAMUUSKA SOOMAALIGA EE CASRIGA AH
Tusaale: Hanti·Aqoon·Nabad·Guri
Xayawaan naasley ah oo ka mid ah xoolaha la dhaqdo, lehna laba naas iyo hal ama laba kurus, loo adeegsado rarida rarka iyo caanaha.
Ereyada ugu dambeeyay ee lagu daray qaamuuska
Ficilka ama hannaanka lagu yagleelo, lagu yabyabo, ama lagu bilaabo asaaska hore ee urur, shirkad, dowlad ama wax cusub.
Magaca loo bixiyo nin ama lab oo ka mid ah bahda bani aadamka.
Walax ama shay aan loo baahnayn oo la tuuro, una baahan in laga nadiifiyo deegaanka; Xashiish.
Ciyaar xarig geedo isu dhow labadiisa dacal lagu kala xiro oo carruurtu fuusho iskuna ruxaan.
Nooc ka mid ah maandooriyayaasha oo sida buuriga oo kale loo shito.
Erey bixin loo isticmaalo dhammaan caalamka iyo bulshada caalamiga ah.
Tiro qiyaas ahaan afartan u dhow.
Ka baadh ereyada qaybahooda