Qashin
Loading…
Magac
- 1
Walax ama shay aan loo baahnayn oo la tuuro, una baahan in laga nadiifiyo deegaanka; Xashiish.
- Bacaha, waraaqaha, haraaga cuntada iyo dhalooyinka la tuuro waa qashin (xashiish).
ISKU MICNEXashiish
Magac
Walax ama shay aan loo baahnayn oo la tuuro, una baahan in laga nadiifiyo deegaanka; Xashiish.