Abeeso
Loading…
Magac
- 1
Nooc ka mid ah masaska waaweyn ee sunta badan leh, madax weyn leh, gaabis ah, midabkeeduna u eg ciidda ay ku nooshahay.
- Abeeso baa reerkii ka cabsi gelisay.
- Waxaa la yidhi abeesadu markay gabowdo ayay dadka cuntaa.