Adduun
Loading…
Magac
- 1
Meesha ay nooluhu ku nool yihiin, dhulka, cirka iyo koonka intiisaa kale.
- Adduunku waa meel lagu imtixaamo bini-aadamka.
- 2
Hanti ama maal qof leeyahay.
- Ninkii ganacsiga weyn lahaa wuxuu dadkiisa uga tagay adduun fara badan.
SIDOO KALE EEGAdduunweyneAdduunyo
SIDOO KALE LOO RAADIYAYAdun