Afgembi
Loading…
Magac
- 1
Hab aan sharci ahayn oo dowlad dhisan lagu beddelo; inqilaab.
- Ciidanka qalabka sida ayaa ku dhawaaqay inay afgembi kula wareegeen xukunkii dalka.
SIDOO KALE LOO RAADIYAYAfgambi
Magac
Hab aan sharci ahayn oo dowlad dhisan lagu beddelo; inqilaab.