«af-saar» waa higgaad kale. Higgaadda caadiga ah waa «Afsaar».
Afsaar
Loading…
Magac
- 1
Oodda xerada ariga afka lagaga oodo.
- Aabahay wuxuu soo gooyey laan weyn oo qodax leh si uu afsaar uga dhigo xerada ariga.
SIDOO KALE LOO RAADIYAYAf-saar
«af-saar» waa higgaad kale. Higgaadda caadiga ah waa «Afsaar».
Magac
Oodda xerada ariga afka lagaga oodo.