«anyax» waa higgaad kale. Higgaadda caadiga ah waa «Ayax».
Ayax
Loading…
Magac
- 1
Cayayaan yaryar, oo baalal iyo lix lugood oo labada dambe ka dhaadheer yihiin kana xoog badan yihiin kuwa kale leh, koox koox aad u badan isu raaca oo dhirta iyo dalaggaba waxyeeleeya.
- Sanadkan, ayax baahsan ayaa ku habsaday dhul-beereedka Geeska Afrika.
SIDOO KALE LOO RAADIYAYAnyax