Baaji
Loading…
Fal
- 1
Ficilka ama amarka ah in la joojiyo, ama dib loo dhigo wax markaas dhici lahaa ama horey loo qorsheeyey.
- Agaasimuhu wuxuu baajiyay kulankii loo ballansanaa maanta.
SIDOO KALE EEGBaajis