Geel
Loading…
Magac
- 1
Xayawaan naasley ah oo ka mid ah xoolaha la dhaqdo, lehna laba naas iyo hal ama laba kurus, loo adeegsado rarida rarka iyo caanaha.
- Geelu waa nolosha dadka reer guuraaga ah.
SIDOO KALE EEGAwr